Isii Naftaan arkooday
Arko oo damacaa eryaaya
Uur-ba jaceel aan huraynee
Ha aadin dheh meel kaleeto
Isii Naftaan arkooday
Arko oo damacaa eryaaya
Uur-ba jaceel aan huraynee
Ha aadin dheh meel kaleeto
Jaceylka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beeray maanta
Ha aasine adigu muuji
Jaceylka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beeray maanta
Ha aasine adigu muuji
Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
And I love you more than my life
And I hibak yaa habibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
And I love you more than my life
And I hibak yaa habibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga
Adkeey balamaha dhaxdeena
markaan erayada jacaylka
Amaan tiriyoo ku heeso
Abaal [?] haay
Adkeey balamaha dhaxdeena
markaan erayada jacaylka
Amaan tiriyoo ku heeso
Abaal [?] haay
Hogaan arimadu ku raagtay
Indhahaan kaligaa ku fiirsha
Naftayda u ooman agtaada
La taag aqal yee ildhoobin
Hogaan arimadu ku raagtay
Indhahaan kaligaa ku fiirsha
Naftayda u ooman agtaada
La taag aqal yee ildhoobin
Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
And I love you more than my life
And I hibak yaa habibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
And I love you more than my life
And I hibak yaa habibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
And I love you more than my life
And I hibak yaa habibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
And I love you more than my life
And I hibak yaa habibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga
A strong comment here is specific: the phrase you keep hearing, the mood you come back for, or the reason this song stays in rotation.
Sign in to post the first listener note. Reporting stays open to everyone.